AUSTRIA Event | An Evening of Inspiration

AUSTRIA Event | An Evening of Inspiration

Overview

NUURKA HANUUNKA — نُورٌ عَلَىٰ نُورٍ


NUURKA HANUUNKA — نُورٌ عَلَىٰ نُورٍ

Nagala soo qaybgal habeen gaar ah oo iimaan iyo dhirrigelin ah oo ka dhacaya magaalada Vienna. Barnaamijka "Nuurka Hanuunka" waa kulan wacyigelin ah oo loogu talagalay in lagu xoojiyo iimaanka, qalbigana lagu iftiimiyo.


Habeenkan waxaa ka qayb qaadanaya culimo Soomaaliyeed oo la wadaagi doona muxaadarooyin qiimo leh, xikmado iyo waano ku saabsan nolosha Muslimka, iimaanka iyo xiriirka uu qofku la leeyahay Alle.

📅 Friday, 9 October 2026
16:00 (4:00 PM)
📍 Kral Eventcenter
Kudlichgasse 3–5, 1100 Wien, Austria

🎁 Free Book
👥 Men & Women
🎟️ Registration Required

Speakers:

  • Sh. Mustafa X. Ismail
  • Dr. Cali M. Salah
  • Sh. Usuuli
  • Ustaad Abubakar Mohammed

Website: Muxaadaro.com

A night of faith. A night of guidance. A night of light.

Lineup

Headliner

Sh. Mustafa X. Ismail

Headliner

Sh. Usuuli

Headliner

Dr. Cali M. Salah

Headliner

Abubakar Mohammed

Good to know

Highlights

  • 6 hours
  • In person

Location

Kral Eventcenter

3-5 Kudlichgasse

1100 Wien

How do you want to get there?

Map
Organized by
Report this event

More events from ABUBAKAR MOHAMMED

Discover more events from ABUBAKAR MOHAMMED, from Community to other experiences you might love.

Still looking for the right event?

Explore all events in Wien and filter by date, category, and more to find the perfect fit.